Hargaysa, 26 October 2016 (SDN/QJ):- Aadan Dhoola Yare oo Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin haatana ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Fariin adag u diray Xisbiga Kulmiye.
https://www.youtube.com/watch?v=mKB95vFHgTA
“Jagada Gudoomiye ee Kulmiye Waxay Maraysaa Maskii Qoratada Qabsaday ee la Yidhi Haduu Liqana Wuu Dhimanayaa haduu Tufana Wuu Indho Beelayaa’’ Siyaasi Aadan Dhoola Yare DAAWO
