|

Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan oo Masrixiyad ka Sameeyay Dhibaatada ka Taagan Marsada Berbera DAAWO

Hargaysa 18. August 2017 (SDN/QJ):- Riwaayad xigmad badan ayaa waxaa laga sameeyay dhibaatadda ka taagan Dakadda Magaalada Barbara ee ay Maamulkeeda La Wareegtay Shirkada DPW.

Halkaas oo ay Abwaanadaan Sooraan iyo Jawaan xataa Riwaayadan ku sheegayaan in Shirkaddan uu dalka keenay.

Comments are closed