Ka Digtoonow Goobaha Khatarta ah, Xogta dahsoon DAAWO

Hargaysa 22.July 2016 (SDN/QJ):- Bii’adda ama deegaanka waa waxyaabaha ugu badan ee saamaynta ku leh nolosha iyadoo ay kollayba tahay inaad ka helayso oo naftaadu ogolaanayso marka ay aragto muuqaalka deeganka quruxda badan , hadana dhanka kale inkastoo ay jiraan meelo badan oo aragtidooda iyo joogitaankoodaba la jeclaanayo ayaa hadana waxaa halkaa ah meelo badan oo khatar ku ah noolaha guud ahaantii.
https://www.youtube.com/watch?v=aVH7skxgCoY&feature=youtu.be