Hargaysa, 04.May 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Sheegay in Kaadhadhkii diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolkan Maroodi jeex in la iibsaday
“Kaadhadhkii Diiwaangelinta Waa la iibsaday” Afhayeenka Xisbiga Waddani DAAWO
