|

Kaydka Taariikhiga ah ee Idaacadda Radio Hargaysa oo Maanta Helay Qalab uu Mudo dheer u Fadhiyey DAAWO

Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Agaasimaha guud ee wasaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Md Maxamed cilmi aadan (Ilkacase) ayaa maanta ka gudoomay Shirkadda Personal computer qalab  ay ugu deeqday hay’adda UNESCO qalabkaas oo lagu bedelayo kaydkii qadiimka ahaa ee radio hargaysa.

Qalabkan oo Idaacada Radio Hargaysa ay Baahi u qabtay Maadaama ay Haysato Kaydka ugu Taariikhda weyn ee Warbaahinta ku hadasha Af Somaligu.

Comments are closed