Hargaysa 05.July 2016 (SDN/QJ):- Khabiir ka tirsan aqoonyahanada Somaliland ayaa si cilmiyaysan u sharaxay siyaabaha loo kobcin karo dhaqaalaha dalka.
Aqoonyahan maxamed jaamac Liibaan oo ka tirsan hawlwadeenada wasaarada ganacsiga ayaa tilmamaay dariiqooyinka iyo qorshayaasha lagu horumarinayo wax soo saarka dalka oo ay kow ka tahay ururinta cashuuraha maxalliga ah.
