|

Khudbadii Murashax C.raxmaan Faroole ee Ka Mid Noqoshada Aqalka Saree e Baarlamanka Somalia Iyo Ansixinta Maanta ee Xubnahan la Kala Reebayo DAAWO

Garowe 20.October 2016 (SDN/QJ):-Musharixiinta oo tiradoodu ka kooban yihiin 29 xubnood, ayna ku jiraan sideed haween, ayaa khudbadahooda ka hor jeediyanay Mudanayaasha Barlamaanka Puntland, halkaasi oo ay ku soo bandhigayaan aqoontooda, waayo-aragnimadiisa iyo waxqabadkiisa ku aadan u adeegida bulshadda soomaaliyeed.

murashax-c-raxmaan-farooleXubnaha kale ee u tartamaya Aqalka sare ee Barlamaanka federaalka, waxaa ka mid ah Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo aan shalay ka qayb galin dhagaysiga khudbadaha.

Maanta oo bishu tahay 20 Octoobar 2016 ayaa la filayaa in Hoolka Baarlamaanka Puntlnd lagu qabto doorashadda lagu soo xulayo 11 xubnood ee Puntland u matalaya aqalka Sare ee Soomaaliya

Comments are closed