|

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo Soo Gunaanaday Tartano Kubada Cagta ah ee Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan DAAWO

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa Soo Xidhay Tartano Kubada Cagta ah ee ka Soo Socday Bishii Barakaysanayd ee Ramadaan Kaas oo Lagu Soo Khatimay Garoonada Maxamud Axmed Cali, Guryo Samo Iyo Biibsiga ee Magaalada Hargaysa.

Comments are closed