|

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamullka Khaatumo oo Si Cad Uga Hor Yimid Wada Hadalada u Socda Khaatumo Iyo Somaliland DAAWO

Buuhoodle 02, October, 2016-(SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Maamullka Khaatumo Cabdale Maxamuud Haybe (Cagalule) Ayaa Sheegay Inaanay Wax Wada Hadal Ah Oo Ay Somaliland La Galayaan Aanu Jirin.

Madaxwayne Ku Xigeenka Ayaa Bulshada Usoo Jeediyey Inay Taageeraan, Midayn Iyo Xorayn, Wuxuuna Sheegay Inaan Marnaba Rajo Laga Dhigan Doonin Somaliland Ayaan La Hadli Doonaa, Wuxuuna Madaxwaynaha Khaatumo Ku Dhaliilay Wada-Tashi La’aan, Wuxuuna Ugu Danbayntii Taageeray Shir Qaar Kamid Ah Isimadu Dhaqanku Ku Baaqeen Inay Ku Qaban Doonaan Buuhoodle, Hadii Looga Hadlayo Ayaaha Shacabka Khaatumo.

Comments are closed