|

Kulan Looga Hadlayay Dardar gelinta Cashuuraha Xukuumadda Dhexe iyo Dawlada Hoose oo Lagu Qabtay Laascaanood & Digniin Loo Diray Ganacsatada DAAWO

Laascaanood 24. April 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sool,Ka Degmadda Laascaanood iyo Laamaha amaanka ee Gobolkaasi ayaa yeeshay Kulan lagaga hadlayay Sidii Kor loogu qaadi Lahaa Loona dardar gelin lahaa Bixinta iyo soo Xaraynta Cashuuraha Dawlada Dhexe iyo Ta hoose.

Comments are closed