|

Guddida Gurmadka Abaaraha oo Gudoomay Deeq Lacageed oo 7 Kun Kor u Dhaaftay & Niyad Jab haysta Xubnaha Guddida Taakulaynta Abaaraha DAAWO

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Aadan oo Ka Mid ah Guddida Heerka Qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa Ka Gudoomay Deeq Lacageed oo Dhan 7,763 Dollar Muwaadiniin Degen dalka Sucuudiga gaar ahaan Magaaladda Jidaha.

Comments are closed