|

‘’Kulmiye Wuxuu Maanta la Mid yahay Neef la Garwracay Geedo kama Waabto Waana Naf la Caarid aan Rajo Qabin,Anigu Shacabka Somaliland Fartooda ayaan Weydiistay ee Fidno Maan weydiisan’’ Murashax C.raxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani isla markaana ah Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Luuqad adag kula hadlay Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye oo uu sheegay in Shacabka Somaliland ay ka rajo dhigeen waxaanu xusay in Xisbiga Kulmiye uu Werwer laxaad leh ka qaaday Mawjadaha Isbedel doonka ah ee Dabaysheedu ka dhacayso Guud ahaan Geyiga Somaliland.

Comments are closed