Hargaysa 09 November 2017 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Maanta Kulan Balaadhan Waxa uu la Qaatay Salaadiinta,Cuqaasha, Aqoon yahanka iyo Hal doorka Beesha Ciidagale.
Kulankan ayaa Ujeedadiisu Sidii ay Beeshu Maalinta Doorashadda Madaxtooyadda ay Codkooda u siin lahaayeen Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
