Burco 07. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr, Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye ayaa baabuur Ambulance ah kala wareegay isuduwaha wasaaradda caafimaadka ee Gobolka Saaxil Kuwaas oo ka qayb qaadanaya Gurmadka Xaalada Cudurka Shuban Biyoodka ka Dilaacay Gobolka Togdheer.
Laba Baabuur oo Gurmadka Deg Dega ah Oo Wasiirka Caafimaadku Kala Wareegay Isu Duwaha Wasaaradiisa ee Gobolka Saaxil DAAWO
