Madaxweynaha Somalia oo Ka Hadlay Sida uu ugu Baxay Magaca Farmaajo, Kooxaha Kubada Cagta ee uu Taageero,Wuxuu Ka Dhaxlay Dawladii Xasan Sheekh & Arrimaha Qoyskiisa (Waraysi Xiise Leh) DAAWO

Muqdisho 07. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in Xaaskiisa Saynab Macalin ay isku xaafad ahaayeen laakiin uu calafkooda keenay iney isku arkaan dalka Mareykanka oo ay isguur sadaan.

https://www.youtube.com/watch?v=rt2LIhjTahE