Burco,3 June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Mar kale soo ifbaxay Khilaaf ka dhex aloosan Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaalada Burco, Qaar ka mid ah Mudanayaasha ka soo hor jeeda Maayarka Magaalada Burco ayaa sheegay in Maayarku uu Bilaabay Aargoosi hor leh.
https://www.youtube.com/watch?v=O5J9C29X_Es
Laba Kaclaynta Khilaafkii Golaha Deegaanka ee Burco Iyo Awaamiir Keli-Telisnimo Muujisay oo uu ku talaabsaday Maayar Muraad DAAWO
