|

Laba Markab oo Sida Xoolo Tiradoodu dhan tahay 120 Kun oo Neef oo Xalay ka Shiraaqday Dekeda Magaaladda Berbera & Dhaq dhaqaaqa Dekedu Heerka uu Marayo DAAWO

Berbera 17. August 2017 (SDN/QJ):-Dhaq dhaqaaqa Dhoofka Xoolaha ee Dekeda Magaaladda Berbera ayaa Kor u Kacay iyadoo Habeenkii Xalay ay Dekeda Ka Goosteen Laba Markab oo Sida Xoolo Tiradoodu dhan tahay Boqol iyo Labaatan Kun oo Neef oo ku sii Jeeda Dalka Sucuudiga.

Comments are closed