|

Xisbiga Mucaradka ah ee Waddani Oo Buuxiyaay Kursiga Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad oo Uu Hore U Baneeyaay Siyaasi Axmed Muumin Seed & Sad ka badan oo Loo Kordhiyey DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si rasmi ah u Shaaciyey inay buuxiyeen Jagada Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbigaas ee laga Xayuubiyey Siyaasi Axmed Muumin Seed.

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Abubakar Sheekh Xuseen (Shiine) ayaa ka soo Jeeda Raaska Siyaasi Axmed Muumin Seed ee Beesha Gobolka Awdal.

Comments are closed