|

Laba Mudane oo ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa oo Jawaab ka Bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Xildhibaan Xasan Cawaale DAAWO

Hargaysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Shahar iyo Mawliid Cabdi Malow oo ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayaa ka jawaabay hadal uu doraad sheegay Xidhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada isla markaana sheegay inaanu Murashax Muuse Biixi Cabdi ku soo baxayn doorashada soo socota inta uu Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland C.raxmaan Saylici u yahay ku Xigeen.

Comments are closed