|

Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid Iyo Waddani oo Qaadacay Xeerka anshaxa Doorashadda Iyo eedaymo ay u Jeediyeen Komiishanka Iyo Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 20. September 2017 (SDN/QJ):- Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid Iyo Waddani ayaa gebi ahaanba ka baxay Heshiis ku Saabsan Xeerka anshaxa Doorashada Madaxtooyadda oo kulan ku saabsan ay la lahaayeen Komiishanka Doorashooyinka,Ururada Saxaafada.

Waxay ku doodeen Mas’uuliyiinta Labada Xisbi Mucaarid in Xukuumadu dabada ka riixayso Xeerkan isla markaana ay rabto inay xubno ku yeelato guddida la socodka mudada ololaha.

Comments are closed