Muqdisho 22. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Kulan Kula qaatay Wasiiradda iyo Wasiir Ku Xigeenada Cusub ee Raysal Wasaaraha Somalia uu soo Magacaabay.
https://www.youtube.com/watch?v=_SoyPX02dVY
