|

“ Maaha In Garoomo Ciyaareed La dhiso,Maaha in Macdan La Baadho,Maaha In Doorasho Laga Hadlo,Mana Aha In Miisaaniyadu Dhinac Ka Rarnaato Inta Dadkii Abaaro u Dhimanayaan”Xildhibaan Faarax Dheere DAAWO

Hargaysa 12. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Faarax Dheere oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay Xaalada Abaareed ee Ka Taagan Somaliland.

“ Maaha In Garoomo Ciyaareed La dhiso,Maaha in Macdan La Baadho,Maaha In Doorasho Laga Hadlo,Mana Aha In Miisaaniyadu Dhinac Ka Rarnaato Inta Dadkii Abaaro u Dhimanayaan”Xil Faarax Dheere

Comments are closed