|

Maalintii Lixaad oo Qaadkii ka iman Jiray Dalka Itoobiya aanu soo Gelin Suuqyada Somaliland iyo Isbedelada Bulshadda DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaan ka dhacay Magaaladda Haawaday fal lagu gumaaday ganacsatada qaadka ka soo qaadi jiray deegaankaasi ee Keeni jiray Suuqyada Somaliland.

Inkasta oo Caasimadda hargaysa iyo qaar ka mid ah Magaalooyinka Somaliland la keenay qaadka Miirooga oo laga keenay dalka Kenya iyo Jaadka Waddaniga ah ee dalka ka baxa ayaa hadana waxaa suuqyada dalka laga dareemayaa Isbedel ku yimid.

Comments are closed