”Maanta Waynu Aargoosanaynaa Hadaad Kaadhka Qaadan Weydaan Arab Buuga Kuma Yaal” Gudoomiyaha Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 13. July 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Ku qaabilay Weftiga Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Degmada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd.

https://www.youtube.com/watch?v=PK4t36FhkVE