Shaqaalaha Muruq Maalka ah ee Dekeda Magaaladda Berbera oo Mudaharaad ka hor Sameeyay Guriga ay Mas’uuliyiinta DPW ka Degen Yihiin Berbera DAAWO

Berbera 13. July 2017 (SDN/QJ):- Shaqaalaha Muruq Maalka ah ee Dekeda Magaaladda Berbera ayaa Cabasho la Hor tagay Guriga ay Magaaladda Berbera ka degen Yihiin Mas’uuliyiinta Shirkada DPW ee Maamusha Dekeda Magaaladda Berbera.

https://www.youtube.com/watch?v=U7GsCSsfDVw