|

‘’Maayarada Dalku Waxay Noqdeen Kaligood Taliye-Yaal Waxaana Imika Laga Bilaabo Ridi Kara 11 xildhibaan….” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

Hargaysa 21. January 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Siciid  Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharaxaad ka bixiyay iska badal isku sameeyeen nidaamkii ahaa inta xildhibaan ee maayarka badali karta waxaanu sheegay xildhibaankani in maanta laga bilaabo ay badali karaan 11 xildhibaan maayarka iyo ku xigeenkiisa waxaanu nidaamkan ay wax isbadalku ku sameeyeen ku sababeeyay ka dib markii maayaradii dalku waa sidda uu yidhi ay noqdeen Kaligood taliyayaal.

Comments are closed