|

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax dhigay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Duleedka Hargaysa Iyo Urur Dhallinyaro oo Lacagta Ku Baxaysa Bixinaya DAAWO

Hargaysa 19. May 2017 (SDN/QJ):- madaxweynaha Somaliland ayaa  dhagax dhigay dhaam biyood laga hirgelin doono duleedka caasimada Hargeysa oo ku kici doona $12,000, iyadoo ay lacagtaasina ku deeqeen ururka Tawaasul oo uu u hadlay Xamse Cumar Ku joog oo ka mid ah da’a yartaa isxilqaantay, iyadoo dawladda hoose ee caasimada Hargeysa oo uu gadhwadeen u ahaa maayarka caasimadu ay dhaamka ugu deeqeen agabkii lagu qodi lahaa iyadoo madaxweynuhuna uu amray in la bilaabo qodista dhaamkaasi.

 

Comments are closed