|

Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo Mudo dheer Saaxada Warbaahinta Lagu Arag Oo Dhaliilo adag u soo Jeediyey Guddidii Taakulaynta abaaraha oo uu dalbaday in Hanti dhawr la Geliyo & Su’aalo Jawaabtooda Madaxweynaha Looga baahan Yahay DAAWO

Hargaysa 19. May 2017 (SDN/QJ):- Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa oo ah Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Sidoo kalena ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiiladda ayaa soo Jeediyey in Odhat la geliyo Guddidii uu Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Taakulaynta iyo Gurmadka abaaraha oo Shacbiyad badani u arkayeen in aanay Sidii loogu talo galay u Gudan Shaqadii loo Igmaday taasina ay dhalisay Shaki ku wajahan dhaqaalihii gacanta u galay guddidaas in la cadeeyo sida uu u baxay.

Comments are closed