|

Madaxweynaha Somaliland Oo U Dhoofay Dalka Imaaraadka Carabta DAAWO

Hargaysa 19. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuu (Siilaanyo), ayaa Safar ugu Ambo-baxay Dalka Imaaraadka Carabta.

Socdaalkan oo lagu sheegay inuu yahay mid gaar ah, ayaa waxa Madaxweynaha ku wehelinaya Marwada koowaad ee Qaranka Aamina Xaaji Maxamed Jirde (Aamina-weris) iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Axmed Cali.

Comments are closed