|

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Si Deg Deg ah Maanta Isugu Yeedhay Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha & Arrimaha Laga Wada Hadlay DAAWO

Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyadda Kulan Kula Yeeshay Guddida Heer Qaran ee Gurmadka abaaraha.

Comments are closed