|

Tageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka Ingiriiska oo xaflad soo dhaweyna u qabtay Musharaxa Madaxwayne ahna Gudoomiyaha XisbigaUcid Eng Faysal Cali Waraabe+Sawiro

London12March17(SDN/QJ)Tageerayaasha Xisbiga UCID  iyo Jaaliyada Somaliland ee Dalka Ingiriiska oo xaflad soo dhaweyna u qabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Musharaxa Madaxwayne Mudane  Faysal Cali Waraabe Xafladan oo ka dhacday galbeedka Magaaladda London waxa kasoo qaybgalay Xubanaha Xisbiga ee Heer Qaran iyo Gobolada ay ka kooban Tahay Wadankan Uk iyo Gudoomiyaha Jaaliiyada Somaliland  iyo Qaybo ka Mida  Ururada bulshada Somaliland Xafladan oo isagu jirta Tageero iyo is xogwaraysi waxa kale  qaybo ka mida Dhalinyarada ku sugnayn xafladan ay  Shaaciyeen  inay ku biireen xisbiga UCID iyaga oo qatay Fikirka xisbiga Ucid iyo iyaga oo ku qancay Gudoomiye Faysal Cali Warabe uu yahay hogaan u qalma inuu dalka hogamiiyo waxa isna goobta ka hadlay Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland iyo Gudoomiyaha Gudida Abaaraha oo shaciiyey in loo gurmado shacabka reer somaliland ee abaarahu haystaan .Ugu danbeyntii waxa hadal  dhinacyo badan taabanaaya soo jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahana Musharaxa  Madaxwayne ee Xisbiga Ucid Mudane Faysal Cali Waraabe. Xafladan ayaa noqonaysa mid xisbiga Ucid ku muujiyey Taageerida Mugta leh ay ku haystaan Uk.

 

IMG_7528

 

IMG_7572IMG_7557IMG_7554IMG_7555IMG_7556IMG_7557IMG_7523

IMG_7517IMG_7518IMG_7519

IMG_7548IMG_7549IMG_7550IMG_7512IMG_7526

Comments are closed