|

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Warbixin ka Dhagaystay Gudi uu Xilsaaray Soo Afjarida Khilaafkii Beelaha Gobolka Sool DAAWO

Hargaysa 09.July 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL MdAxmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta warbixin ka dhegaystay gudigii qaybaha badan isugu jirtay ee uu Madaxweynuhu u wakiishay hawsha nabadaynta deegaanka Koonfurta Gobolka Sool.

Comments are closed