|

Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Siilaanyo oo Xil Wareejinta Kadib Socod Lug ah Kaga Baxay Qasriga Madaxtooyaddda Iyo Dareenka Shacabka DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha xilka ka degay ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa markii ay dhamaatay Munaasibadda Dhaarinta Iyo Xil wareejinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Wuxuu Socod Lug ah kaga baxay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland.

Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Madaxweynihii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland Waxaa sii Galbiyey Shacab tiro badan.

Comments are closed