|

Magaalada Burco oo Lagu Daahfuray Xarun Haatan Dhismaheeda la Bilaabayo oo Loogu talo galay Ciidanka Dabdemiska ee Gobolka Togdheer o DAAWO

Burco 25.July 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Xarunta Gobolka Lagu Qabtay Munaasibad Lagu Daahfurayay Isla markaana lagu dhagax dhigayay Xarunta Ciidanka Dab damiska ee Gobolka Togdheer,Taas oo ay ka qayb galeen Maamulka Gobolka Togdheer,Ka Degmada Burco Taliyaha Ciidanka Dabdamiska ee Ciidanka Booliska,Saraakiil iyo Marti Sharaf kale.

Comments are closed