|

Magaalada Xalab ee Dalka Suuriya Waxay u dhimanaysaa ahmiyadeeda darteed DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qaddiimsan caalamka, waana magaalada labaad ee Suuriya marka laga reebo Caasimada dimishiq, sidoo kalena Xalab waa magaalada ganacsiga ee dalkaasi iyadoo ah ta ay dadka ugu badani ku noo yihiin iyadoo waxii ka horeeyey kacdoonkii carabta ee 2011 hoy u ahaan jirtay illaa 4.5 dad ah, hay’adda Unisco-na waxay safka hore kagelisay magaalooyinka raadadka taariikheed leh, mudo tobaneeyo sano ka hor ah ayay ahayd markii loo aqoonsaday inay tahay caasimada dhaqanka islaamka

Comments are closed