|

Magaaladda Berbera oo Sannadkan Madi ku Noqotay Xuska Maalinta Shuhadadii Xoraynta Dalka ku nafweyday DAAWO

Berbera 18. October 2017 (SDN/QJ):- Shalay Waxay ku beegnayd 33 Guuradii ka soo wareegtay Dagaalkii Burco duuray ee dhex maray Ciidankii Somalia iyo Cutubyo ka Tirsanaa Xoogagii xag u dirirka SNM.

Dagaalkaas ayaa Ururkii SNM waxay ku weyday Abaanduulihii Ciidankaas watay alle ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye Lixle iyo Tiro ka mid ah Mujaahidiintii SNM.

17-ka bisha October ayaa loo asteeyay Maalinta Shuhadadii ku geeriyootay Halgankii dib u xoraynta Waddanka.

Comments are closed