Magaaladda Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag oo Mudaraad lagaga soo Hor jeedo Dilkii Taliyihii Booliska Saaxil uu ka Dhacay DAAWO.

Ceel Afweyn 4,March,2016(SDN/QJ):- Waxaa Deegaamo door ah oo ka tirsan Somaliland weli ka oogan Xaalad ka dhalatay Dilkii Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil alle ha u naxariistee Marxuun Gaashaanle Cabdirsaaq Yuusuf Maxamuud “Casayr” .
Magaalooyin door ah ayaa Waxaa ka dhacay Dibad baxyo ka dhan ah dilkaasi kaas oo Xukuumadda lagaga dalbanayay inay Sharciga horgayso Gacan ku dhiiglayaashii falkaasi gaystay
https://www.youtube.com/watch?v=gFsYGSt83lw