|

Magaaladda Laascaanood oo Bulshadu ka dhigtay Mudaharaad ay ku Muujinayaan Xaalada adag ee Noloshooda la soo dersay ee Ka Dhashay Sicir bararka DAAWO

Laascaanood 16. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa xarunta Gobolka Sool ee Magaaladda Laascaanood ka dhacay bannaan bax ku yimid dareenka bulshada oo u adkaysan la’a Sicir bararka xadhkaha goostay ee saamaynta ku yeeshay noloshooda.

Comments are closed