Gebilay 26. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Gebilay lagu Xidhay laba Sarkaal oo ka tirsan Xisbiga Ucid iyo Hal Weriye iyadoo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen Mudaharaad ka dhacay Degmadda Gebilay oo lagaga soo hor jeedo Murashax Muuse Biixi Cabdi.
https://www.youtube.com/watch?v=0-3tTTzqKPo
