|

Mas’uuliyiintii u Horeeyay ee Ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Maanta Booqday Degmadda Tuko-raq ee Gobolka Sool oo Horaantii Todobaadkan ay Ciidamadda Qaranku la Wareegeen DAAWO

Tuko-raq 11. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirrir oo ay Weheliyaan Saraakiisha Kala Duwan ee Ciidamadda qalabka sida ayaa Maanta kormeer shaqo ku tegay Degmadda Tuko-raq ee Gobolka Sool.

Comments are closed