Hargaysa 08. October 2016 (SDN/QJ):Marka uu madaxwey dalka maraykanku ku jiro safar uu ugu ambabaxay mandaqad kasta ama dal kasta oo dunida ku yaalla waxaynu dheehanaa oo aragnaa shandad madow oo uu sito oo u raacaysa meel kasta oo uu aadayo, hadana maxay tahay Shandadaasi?.
https://youtu.be/XIZKY0wJZhI
