|

Maxay Doorashadda Madaxtooyadda ee Somaliland ee Bari oo Isniin ah Dhacaysaa Kaga Duwan Tahay Labadii Doorasho Madaxtooyo ee Hore ee Somaliland ? DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maalinta Beri ah oo Isniin  shacabka Somaliland u dareerayaan doorashadii saddexaad ee madaxtooyada oo 13ka Bishan ka qabsoomaysa 1,642 goobood  oo ku yaalla 21 degmo doorasho oo dalka oo dhan ah.

Doorashadan ayaa loo arkaa Dhacdo Taariikheed oo dunnidu si dhow isha ugu hayso, gaar ahaan Afrika.Hadaba Maxay doorashadani kaga Duwan tahay Labadii ka horeeyay.

Comments are closed