Hargeysa, 22.Dec 2015 (SDN/QJ): — Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta xukun ku riday eedeysanayaal lagu eedeyay Makhraati Beenaale, Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Md Axmed Dalmar Ismaaciil iyo Garsoore Khaalid Cabdi Shiil ayaa saxaafada u soo bandhigay.labada Makhraati Beenaale iyo Xukunka lagu riday.
https://www.youtube.com/watch?v=HVIG0oAY9hI&feature=youtu.be
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun Ku Riday Makhraati Beenaalayaal Markii Kowaad DAAWO
