Burco 11. October 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Beelaha dega Gobolka Togdheer ayaa sheegay inay Taageero buuxda u hayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyagoo xusay inaanay Jirin Meel ay beel ahaan ku taageereen Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.
Mid ka mid ah Beelaha Gobolka Togdheer oo Cadeeyay inay Si Buuxda u Taageersan Yihiin Xisbiga Waddani DAAWO
