Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Maxamed Cali Sanyare ayaa Dhaliilo Xoogan u soo Jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Kala Qaybisay Sida uu Sheegay Wada Jirkii Ummadda Somaliland
”Midnimadii Somaliland Iyo Wada Jirkii Somaliland ayaa aad loo Wiiqay,Musuq Maasuq Baahsan ayaa Dalka Ka Jira,Waxaana Mas’uuliyadeeda qaadaya Xukuumada iyo Xisbigeeda” Cali Sanyare DAAWO
