Skip to content
June 7, 2026
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
  • Wararkii ugu Dambeeyay

Mudo Afar Sano ah Intee Laga Qabtay Dhismaha Jidkab Ceerigaabo Iyo Burco isku Xidhaya? DAAWO

WebmasterAugust 24, 2017August 23, 201701 mins

Ceerigaabo 24. August 2017 (SDN/QJ):-Dhismaha Jidka Ceerigaabo ayaa ka mid ahaa Balanqaadyadii Xisbiga Kulmiye ku galay doorashadii Madaxtooyadda ee qabsoontay Sannadkii 2010-kii.

Sannadkii 2013-kii ayuu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxa uu si rasmi ah u dhagax dhigay Dhismaha Jidkaasi.

Afar sano kadib 23 Km ayaa laga dhigay Wado laami ah waxaana dhiman 200 oo km oo Kale.

Post navigation

Previous: Xoghayaha D/Hoose oo Bulshada Hargeysa ugu Bushaareeyey in ay ka Baxayaan Waddo Xumaanta DAAWO
Next: Xiliga La Shaacinayo Natiijadii Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland DAAWO

Related News

Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland

adminJune 6, 2026 0

Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

adminJune 4, 2026June 4, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper