Hargaysa 24. August 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa ka hadlay Xiliga ay Xafiiskoodu ku dhawaaqayaan Natiijadda Imtixaanaadkii Shahaadiga ahaa ee Somaliland.
Xiliga La Shaacinayo Natiijadii Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland DAAWO
