Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Shaqaaqo Maalintii Shalay ka dhacday Garoonka Hargaysa Studium Taas oo ka Dhalatay Natiijada dhamaadka Ciyaar u dhaxaysay Gobolada Daad Madheedh Iyo Hawd oo Guushu ku raacday Xulka Gobolka Daad Madheedh.
https://www.youtube.com/watch?v=9LWIB0mVV9g
Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo Ka Hadlay Abaaraha Bariga iyo Shaqaqadii Shalay Ka Dhacaday Garoonka Hargaysa +Sababta DAAWO
