Hargaysa 08. March 2017 (SDN/QJ):- Mujaahid Ooto Biixi oo haatan ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa ka difaacay hadalo uu Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ku dhaliilay Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Qaranka.
Mujaahid Ooto Biixi oo Ka Difaacay Wasiir Kaysar eedo uu Xildhibaan Xasan Cawaale u Soo Jeediyey DAAWO
