Hargaysa 12 November 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Shacabka Somaliland u soo Jeediyey inay maalinta beri ah codkooda u dhiibtaan si nabadgalyo ah isla markaana Ilaashadaan Xasiloonida Qaranka.
https://www.youtube.com/watch?v=TfLHhw-kNyA
